Boqortooyada Sacuudiga oo go’aan cusub kasoo saartay Cumrada Ramadaanka

Mas’uuliyiinta Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii sheegay in kaliya dadka iska tallaalay cudurka COVID-19 loo ogolaan doono Cumrada, laga billaabo bisha Ramadan. Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in saddex nooc oo dad ah loo arki doono “kuwa tallaalan” – Kuwa qaatay labada goojo ee tallaalka, kuwa qaatay hal goojo ugu … Continue reading Boqortooyada Sacuudiga oo go’aan cusub kasoo saartay Cumrada Ramadaanka